Home
About
Message from The Chief of Police
Chief of Somali CID
The Police Generals
Wanted
Mogadishu Stations
Chief of Somaliland
Chief of Puntland Police
Contact Us
The Police Stations
Webmail Login
A-Z Somaligov Links
A-Z Directory
Community Policing
Certificate of Good Conduct
Wararka
Police Academies
Email Me



 




TALISKA BOOLISKA SOMAALIYA

THE SOMALI NATIONAL POLICE



TALISKA BOOLISKA ISMAAMUL GOBALEEDKA PUNTLAND

The Puntland State Police



Photo: Garowe: Sabti Maarso 2013 (Wararka Dowladda) Taliyaha ciidnaka Booliska Puntland Gen.Maxmed Siciid Jaqanaf ayaa isku shaandheyn ku sameyey Hogaamada ciidanka Booliska ee Puntland isku shandheyntaan oo uu ku macneyey in habacsanaan ay soo gashey ciidanka isla markaana shaqada lagu dar-dargelinaayo waxaa xilalkii loo kala bedalay Hogaamada Ciidanaka Booliska Puntland iyo Qeybta Booliska ee Gobolka Nugaal

    G/Sare: Axmed Maxamud Xasan oo ahaa taliyaha hogaanka waxaa loobedalay hoagaanka Saadka
    G/Sare: Daahir Maxmed Xassan oo ahaa hogaanka saadka iyo taakuleynta waxaa loo bedaley Hogaanka howlaha ciidnka Booliska
    G/Sare: Cabdi yuusuf Muuse oo hore u ahaa hogaanka tabaraka iyo qorsheynta waaxaa loo bedelay Hogaanaka Maaliyada
    G/Sare: Faaraxa Warsame C/raxamaan oo hore u ahaa Taliyaha Qeybta G/nugaal waxaaa loo bedlay waaxada Hogaanaka Qorsheynta iyo tatabaraka
    G/Sare: C/arxaman Xaaji Abshir [ Qaan-Qaa] oo taliye ku xigeenaka hogaanaka ilaalinta canshurha waxaana loo bedley taliyaha qeybta G/Nugaaal
    Dhame: Aden Muse Jaamac oo horey u ahaa Taliyaha saldhiga Poliisaka G/nugaal waxaa loo bedelay fadhiigissi hore SPU
    Dhame: Siciid i Xirsi Cali Bootaan Saldhiga Baratamaha G.niugaaal

Taliyaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in ay sidoo kale sameyn doonaan isku shanandheyn qeybaha kale ee uu leeyahay ciidanaka Boolisa Puntland.

The Chief of Puntland State Police General Mohamed Said Jaqanaf




 




Garowe: Sabti Maarso 2013 (Wararka Dowladda) Taliyaha ciidnaka Booliska Puntland Gen.Maxmed Siciid Jaqanaf ayaa isku shaandheyn ku sameyey Hogaamada ciidanka Booliska ee Puntland isku shandheyntaan oo uu ku macneyey in habacsanaan ay soo gashey ciidanka isla markaana shaqada lagu dar-dargelinaayo waxaa xilalkii loo kala bedalay Hogaamada Ciidanaka Booliska Puntland iyo Qeybta Booliska ee Gobolka Nugaal

G/Sare: Axmed Maxamud Xasan oo ahaa taliyaha hogaanka waxaa loobedalay hoagaanka Saadka
G/Sare: Daahir Maxmed Xassan oo ahaa hogaanka saadka iyo taakuleynta waxaa loo bedaley Hogaanka howlaha ciidnka Booliska
G/Sare: Cabdi yuusuf Muuse oo hore u ahaa hogaanka tabaraka iyo qorsheynta waaxaa loo bedelay Hogaanaka Maaliyada
G/Sare: Faaraxa Warsame C/raxamaan oo hore u ahaa Taliyaha Qeybta G/nugaal waxaaa loo bedlay waaxada Hogaanaka Qorsheynta iyo tatabaraka
G/Sare: C/arxaman Xaaji Abshir [ Qaan-Qaa] oo taliye ku xigeenaka hogaanaka ilaalinta canshurha waxaana loo bedley taliyaha qeybta G/Nugaaal
Dhame: Aden Muse Jaamac oo horey u ahaa Taliyaha saldhiga Poliisaka G/nugaal waxaa loo bedelay fadhiigissi hore SPU
Dhame: Siciid i Xirsi Cali Bootaan Saldhiga Baratamaha G.niugaaal

Taliyaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in ay sidoo kale sameyn doonaan isku shanandheyn qeybaha kale ee uu leeyahay ciidanaka Boolisa Puntland.
Ex- Chiefs

The Chief of Puntland State Police Ali Nur Omar Salah


http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Afdalow-300x225.jpgGol.Cismaan Xassan Cuuke (Afdalow) Bossosso Commander

G/lle,sare.Axmed Gaani Cali "resigned" 

Former Officers

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland G/sare Muuse juqraafi

Chief of Puntland Police  Col. Muse Geography

Siciid Jaamac “Hurun”